Guri Nus Baloodha Oo Tayo Leh

  • 14000.00 Dollar US$
  • Published date: July 23, 2019
    • Burco, Somaliland, Somalia

Gurigan waa nus baloodh ku yaala meel u dhow dugsiga Qaadi Maxamuud ee xaafada Faarax Oomaar, Oktoobar ee magaalada Burco. Wuxuu ka koobanyahay laba qol, hal kijo, iyo hal musqul. Qiimihiisu waa 14000 oo dollar. 


Wixii faahfaahina ama iibka ku saabsan kala xiriir telefoonadan +252634435886 

Useful information

  • Avoid scams by acting locally or paying with PayPal
  • Never pay with Western Union, Moneygram or other anonymous payment services
  • Don't buy or sell outside of your country. Don't accept cashier cheques from outside your country
  • This site is never involved in any transaction, and does not handle payments, shipping, guarantee transactions, provide escrow services, or offer "buyer protection" or "seller certification"

Leave your comment (spam and offensive messages will be removed)

Related listings