
Dhul IIB ah
Dhul IIB ah
Dhul IIB ah
Guri iib ah
Guri iib ah
Guri iib ah
Xarunta kiraynta iyo iibinta Guryaha
Shirkada Aqalka.com waxay kuu suurto gelinaysaa inaad si fudud kuyeelato Hoy aad ku noolaato adigoo iibsanaya dhulalka raqiis ah
00252615409909
Aqalka Iibinta guryaha dhulka iyo kiraynta guryah kala soo xidhiidh ..
Faa’idada Dhulalka Maalgashiga Ee Gudaha Dalka
Qiimaha Dhulkan waa mid raqiis ah oo aad awoodi karto.
Dhulkan waxa uu leeyahay Documents saxan, waana Dhul ka madax banaan Muran iyo Isqabqabsi.
Lacagta waxaad u bixin kartaa qaab yar-yareyn ah marka aad iibsato boos iyo ka badan.
Dhulka Maalgashiga ah waxa uu leeyahay Naqshad, jidad iyo calaamado booska lagu aqoonsan karo.
Bacdamaa aan caawinay boqolaal dad ah oo horey nooga iibsadey Dhul Maalgashi ah waxay taasi kuu xaqiijinaysaa inaad dooratay shirkadda aamin ah oo aad ku kalsoonaan karto.
Waxa aan kugu xireynaa qof wakiil ka ah dhanka maalgashiga kaas oo kaa caawinin doonaa wixii xog iyo faahfaahin aad u baahato si aad u qaadato go’aan saxan oo maalgashi ah.